Haweeney in ka badan 40- sanno u taagneyd korinta Carruurta Agoomada (Daawo Sawirada)

Kong Zhenlan, oo ah 71 jir ku nool gobalka Shanxi ee dalka Shiinaha, ayaa 40-kii sanno ee lasoo dhaafay waxay noloshayda u hibeysay korinta carruurta agoomada ah – iyada oo aad iskugu xil-qaantay inay helaan cunno  iyo wax-barasho. In kasta oo ladnaan lagu tilmaamo aysan laheyn, haddana taasi kuma qasbin inay indhaha ka laabato carruurta … Continue reading Haweeney in ka badan 40- sanno u taagneyd korinta Carruurta Agoomada (Daawo Sawirada)